Qeexid

"Qof in uu wax ka caago gayeysiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caaji oo kali ah:
  • "Ethiopia way go'aansatay ka bixideeda Somalia, waxaana taas kalifay is-faham-darada u dhexeysa madaxda TFG, caajiska beesha caalamka iyo UN-ka oo ka baaqsaday inuu ciidamo nabad ilaalin ah u dirto Somalia" ayuu yiri Belay oo la hadlay wariyeyaal.
  • Oo tolow haddii aannu Soomaali nahay ma kula mid baannu nahay oo waxa iman doonta maalin uu sabirku ka caajiso sabirkayaga?