Qeexid

Wax gasiin iwm dhaqan awgiis uga go'ay ahaansho.

Qeexid Xigta

Ka c.: ka reeban.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caaggan oo kali ah:
  • “AMISOM waxay u haysataa in Suuqa Bakaaraha uu yahay goob ganacsi oo ah goob ka caaggan dagaallada, mana jirto duqeyn aan u geysannay suuqaas” ayuu yiri Afhayeenka ciidamada ka socda Midowag Afrika Maj.
  • Madaxweynaha Uganda ayaa sidoo kale sheegay inay doonayaan in Soomaaliya laga sameeyo goob ka caaggan duulimaadyada si looga hortago in Xarrakada Al-shabaab ay hub iyo saanado ciidan hesho.