Qeexid

"Adke loodsame ah, si fudud u gubta oo waxyaabo badan laga sameeyo."

Qeexid Kale

Meel yara godanoo biyo qabatin leh.

Qeexid Xigta

(-gag, m.l) Wax kasta oo balaastiig ka sameysan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caag oo kali ah:
  • Dunida oo dhan ayaa caag-yar oo kuusan la tagtay laba gel-gelimood oo ku kala yaal wadamada Kuuriya iyo Jabaan, waxaana halkaa ka soconayey ciyaaro lugta lagu dagaalamay.
  • Munaasibadaa oo uu joogay Madaxweyne Dahir Rayaale ayey Wasiiradiisu ku Fadhiyeen Salaamadda Sibidh-ka ah iyagoo xataa awood u waayey in ay ku fadhiistaan Kuraasi Caag Ah.