Qeexid

Nafley caafimaad siin (Ilaah).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caafimaadi oo kali ah:
  • Xoolo malyan ku dhaw-dhaw bay caafimaadiyanayaan, shaybaadhaddii casriga ahaa baa yaal, waxa Somaliland u soo kordhay ninkii ka qaylinaya ee diidan iyo wax Berbera iyo dekeddeena u soo kordhay anigu ma garanayo waxa uu doonayo runtii.
  • Geeska Afrika ayuu Sucuudigu ka qaaday cunaqatayntii xoolaha isagoo sheegay in xoolaha ka dhoofsanayo oo kaliya waddanka leh maxjar ay xoolahooda ku caafimaadiyaan.