Qeexid

"Cid caafimaad siin (Eebbe)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caafi oo kali ah:
  • Wasaaradda Caafimaadka ee Puntland waxay sheegtey inaysan u dulqaadan karin in hooyada iyo dhalaanka Soomaaliyeed adeegyada caafimaadka ee lagu badbaadinayo caalamkuna ugu talagalay in dad danaystayaal ahi ay xanibaan.
  • Waxa keliya ee wiilkaani uga duwan yahay kuwa kale waa wiil xagga caafimaadka maskaxdiisa eysan sidaas u sii wanaagsaneen oo waa qof wax u dhiman yihiin ama dabbaal.