Qeexid

"Fal bulsho joogteysato kuna dhaqanto."

Qeexid Kale

Dhiig ka yimaada haweenka bishiiba hal mar; dhibaad; xiso; xayl.

Qeexid Xigta

Fal qof si joogta ah ugu dhaqmo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caado oo kali ah:
  • "Kooxaha ka horjeeda DF, waxay caado ka dhigteen inay dilaan dadka isla markaan ay sameeyaan qaraxyo si ay kursi u helaan, balse aysan suurogal ahayn inay ku gaaraan dagaal iyo rabshado darajada ay raadinayaan" ayuu yiri Maxamed Ibraahim Xaabsade.
  • Roobab ay xilligaas u caado tahay inay da’aan, ayaa la odhan karaa maalintaas iyada ah faraha ayay ka qaadeen daryeelka xuska dartiis.