Qeexid

"caadla'aan m.dh 1. Xasilloon ahaansho (cir). 2. Caddaan; xaqiiqo. 3. C. ah: xasilloon (cir). 4. C. ah: Wax saafi ah; wax caddaan ah."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caadla oo kali ah:
  • Bacaadla ayaa la sheegay in uu haatan soogaaray Ceelka la yiraahdo Ceel xaaji oo ku yaal Gudaha Magaalada,taasina ay keentay Cabsi soo wajahday dadbadan oo kamid ah Dadka Guryaha kuleh Magaaladaasi.
  • Gaadiidka dab damiska oo ay leedahay Shirkadda Igaarsiinta Hormuud ayaa la sheegay in marki danbe ay ku guuleystaan deminta Dabkasi ka kacay Suuqa bacaadlaha ee dhinaca Cabdalla Shideeyaha.