Qeexid

"Nafley, roob badan dhaxan leh ku qarqarid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caac oo kali ah:
  • Noocan shucaaca ee ka yimaada Yuraaniyam-ta, waxaa lagu magacaabaa Radioactive.
  • Xoogaga Al-shabaab ayaa la sheegayaa inay ciidamo xoogan dhigeen duleedka degmada Afmadow, kuwaas oo halkaas ka xirtay Difaaca, halka ciidamada Huwanta ah ay dhankooda dicaac uga jiraan masaafo aan ka fogeyn duleedka magaalada Afmadow.