Qeexid

"Hurgumidda meel dhaawac ah; fasas."

Qeexid Xigta

C. ah: nafley xoog lahayd oo jirro, nafaqo darro awgeed la tabar darreysay. ld caabaq1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caabuq oo kali ah:
  • Balse tallaabadani may soo afjarin caabuqii iyo utuntii laga dhaxlay taliskii macangaga ahaa iyo halgankii qadhaadhaa ee lala galay.
  • Psychoses-ka, waxaa sababa jug ama dhibaato gaadhay maskaxda qofka oo ka timid xannuun galay wareega dhiiga ee qofka ama buro ka baxday xubin ka mid ah jidhka qofka, caabuq, maandooriye iyo jug ku dhacday.