Qeexid

"(-diin/-dyo, m.dh) C. ah: qof muslin ah oo diinta sida ay tahay ugu dhaqma. ld caabud1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caabid oo kali ah:
  • Waxaa xukuumaddu durba ku tallaabsatay magacaabid iyo hawlgalka guddi nabadgeliyo oo madaxbannaan (independent security commission) oo loo xilsaaray tirakoobka, diiwangelinta iyo dib-u-habeynta ciidamada Drawishta, Poliska iyo Asluubta.
  • Ma'xed Max'ud Aadan Mas'uuliyiinta DF ayaa waxaa soo dhexgalay khilaaf salka ku haya magacaabida wasiiradan cusub, kaasoo xitaa ay xukuumada Ethiopia ku guuldareysatay inay meesha ka saarto.