Qeexid

"(-amay, -antay; -ami) Wax la buuxiyey noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buuxsan oo kali ah:
  • Hadaba anigu waxaas oo dhan ma rabo, maadaama ay hore iiga buuxsantay oo layga horreeyay.
  • Madaxweyne Shariif oo hal sano ay u buuxsantay markii uu xafiiska qabtay ayaa sheegay in dowladiisu ay tacsi u dirayso dhamaan dadkii ka dhintay isagoo si gaar ah carabka ugu dhuftay wasiiradii dowlada ka tirsanaa ee qaraxyada lagu dilay.