Qeexid

"In yar oo caws ah oo lagu kordhiyo masayda marka ay isdhinto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buuxiye oo kali ah:
  • Xaaladaha noocan oo kale ah waxaan u maleynayaa iney yihiin wax lala yaabo marka shaqodoone leh magac qalaad xataa loogu yeedhi waayo wareysi shaqo inkasta oo ey heystaan waxbarasho noorwiiji ah ama ey buuxiyeen shuruudaha aqooneed.
  • Muddo ka dib ayaa isla boggii laga soo buuxiyey faallooyin dhexdhexaad ah iyo niyad wanaag.