Qeexid

"Afsaar."

Qeexid Xigta

ld buuxin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buuxis oo kali ah:
  • Milan kaalinta lixaad ayay kaga jirtaa kala horaynta Sera A, waxayna 15 dhibcood ka dambaysaa Kooxda ugu horaysa, waxayna shan dhibcood ka horaysaa Bologna oo ka buuxisay kaalinta afraad ee lagaga qayb-galayo horyaalada Yurub.
  • Markaas hees-faneeddu waxay buuxisay kaalin bannaan, waxayna noqotay halabuur fudud, isla markaas aan dan ka lahayn cid kale, caqlina aan ku fadhiyin ee dareenka ka imanaya.