Qeexid

"Wax muggiisa ku shubid."

Qeexid Kale

Foomka b.: shuruudaha warqad looga baahnaa meelaheeda bannaan ku qorid.

Qeexid Xigta

Kaalin maran gelid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buuxi oo kali ah:
  • Kaydka u yaal maamulkaas ee sooyaalku hayaa maaha tudhaale Hargeysa loola hawooday amase magaalo kale oo Soomaaliyeed ee waa ka ku xardhan bogagga buugaagta ay buuxiyeen hay’adaha xuquuqda bini’aadamka u doodaa.
  • Olele nadafadeed oo bilowdey Garowe Maamulka dowlada Hoose ee degmada Garowe ayaa ka bilaabay olole lagu banaynayo wadooyinka xirmay laguna buuxinayo dhulka godka ah. kaas oo haatan socday muddo sadex bari ah.