Qeexid

Wax muggooda, inta dheeraadka ku ah.

Qeexid Xigta

ld buuxdhaafid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buuxdhaaf oo kali ah:
  • Gebi ahaanba dadka Baydhabo ayaa ka cabsi qaba in khilaafkaan uu keeno gacan ka hadal dhexmara ciidamadaan soo buuxdhaafiyay magaalada iyada oo ciidamada Ethiopia oo ay xulafo yihiin dhinacyada is haya ku wareersan yihiin sida u dhexgali lahaayeen.
  • Burcad badeedka Somalida oo noqtey kuwo wayadaan dambe gacanta ku dhigaan Markiibta ka socota gashaan buurta Nato iyo wadamada midowga Yurub ayaa lagu xiraa xabsi ku yaala magaalada Boaso markii ay soo galaan gacanta Puntland halkaasoo ay buuxdhaafsheen.