Qeexid

(-ooyin, m.l) Cadka ka lusha guska intiisa hore oo la gooyo marka la gudaayo wiilasha; yuub, qolof; balag. ld beejo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buuryo oo kali ah:
  • Qudubi: Afarta murfadbaa hangaleeyay, nacastu saloolatay, buuryo wiilaysay carruurtu dhaylo dhaylaysatay, wax Orgiya oo araariya oo afar deyrood jiray oo bir iyo beledba u diiday oo beerku dhagaxaa leeg yahay ayaan shilimadiisii sitay.