Qeexid

"Geedo jaadad badan ah oo ubax guduud iyo caddaan ah iyo caleemo waaweyn, oo waran qaabki leh, bixiya; saakarro; tabaako."

Qeexid Kale

Waxyaalo kaloo caleemahaas laga sameeyo: sigaar, shurug, saliid, daawo, udgoon iwm. 4. Buuriga la qiiqiyo.

Qeexid Xigta

Caleenta geedahaas oo siyaalo badan loogu isticmaalo (afka oo laga qiiqiyo ama laga cuno, sankoo laga cuno).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buuri oo kali ah:
  • - Beeshu waxay sidoo kale ugu yeereysaa qeybaha kale inay ku soo biiraan geedi socodka nabadeed, kana fogaadaan wax walba oo abuuri kara khalalaaso cusub.
  • Turxaan bixinta dhaqankeena, hagaajinta fahamka ka dhaxeeyo dumarka iyo ragga, iyo abuuris meelo ay ku kulmi karaan wiilasha iyo gabdhaha waxa ay keeni karaan xal u helidda culayska ka jira xagga guurka.