Qeexid

"(-rayaal, m.l/dh) Xuub biyo ku jiraan oo ka yimaada sabiisha xoolaha ugaarta iwm marka ay foolanayaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buure oo kali ah:
  • Hase ahaatee Sheydaankii ayaa ku abuurey maseyr walaalihiis, oo waxay isku raaceen iney ku ridaan ceel dheer guntiisa, oo waxay yiraahdeen waxaa cuntey yeey.
  • Nebi Ciise waa sidii nebi Aadan oo kale oo wuxuu Eebbe ka abuurey ciidda, wuxuuna ku yiri ahow wuuna ahaadey.