Qeexid

"(-iyo, m.dh) B. ah: qof aad u aqoon badan; mufti."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buuni oo kali ah:
  • Afhayeenka Maamulka Jubbooyinka, wuxuu sheegay in dagaalka kusoo wajahan ee la buun-buuninayo ay fashilin doonaan, isla markaana ay ka guulaysan doonaan Dowladda iyo AMISOM, iyagoo kaashanaya Alle iyo shacabka Soomaaliyeed.
  • Dadka qaar baa ku dooda in Zarqaawi uu dhaqdhaqaaqa hubaysan ee Ciraaq u adeegsaday saldhig uu ka duulo si uu u ballaariyo hawlgalladiisa hubaysan, halka dad kale ay ku doodaan in raadka iyo hawlgallada Zarqaawi la buunbuuniyay.