Qeexid

"Dhisme laga dul dhiso webi iwm oo lagaga gudbo."

Qeexid Xigta

Dhibic, darajo. ld buunto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buundo oo kali ah:
  • Ciidamada Itoobiyaanka ayaa la sheegayaa inay gobo difaac oo adag ka sameysteen labada Buundo ee la kala yiraahdo Liiq liiqato iyo buundo wayn.
  • Afar nin oo ku hubeysnaa qoryaha fudud isla markana ku labisnaa dareeska ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa galabta nin Taksiile ah ku dilay agagaarka Nasiib Buundo ee degmada Shibis xili uu dul taagnaa gaarigiisa.