Qeexid

"Degaan buulal badan ka dhisanyihiin; tuulo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buulo oo kali ah:
  • Dadkii ganacsi ahaanta iyo xoogsiga ugu gudbi jiray dhanka Kenya ayaa saakay laga horistaagay inay ka gudbaan xadka, iyadoo tani ay lama filaan ku noqotay dadka Buulo-xaawo ku dhaqan.
  • Dilka Sarkaalkan ayaa waxaa geystay rag ku hubeysnaa Bastoolada waxayna dileen xili uu ku sugnaa xaafadda Buulo Xuubey ee magaalada Muqdisho, iyadoo markii ay falkaasi dilka ah geysteen ay goobta ka baxsadeen.