Qeexid
/dh (-syo, m.dh) Hooy yar oo ka samaysan caws iyo qoryo la isa saaray. buulley1 m.dh Qayb ka mid ah heerka koritaanka cayayaanka qaarkood.
/dh (-syo, m.dh) Hooy yar oo ka samaysan caws iyo qoryo la isa saaray. buulley1 m.dh Qayb ka mid ah heerka koritaanka cayayaanka qaarkood.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Aqal yar oo aan hab wanaagsan u dhisnayn.
Qeexid Xigta: Aqal shimbir.
Qeexid Kale: Dhullax, kasoobax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Degaan buulal badan ka dhisanyihiin; tuulo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (c.nafl.) Heerka saddexaad ee koritaanka meerta nololeedka qaar ka mid ah cayayaanka. Heerka b.da quudashada iyo socodkuba way joogsadaan, waxaana dhaca isbeddelka uu caydigu isu beddelayo qaangaadh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (u) Godadka quraanyada.
Qeexid Xigta: (daaw.) Finan yaryar, badan oo oogada dadka ka soo baxa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Dub biyo gelid xanuun awgiis.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg buulallow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]