Qeexid

"Aqal yar oo aan hab wanaagsan u dhisnayn."

Qeexid Kale

Dhullax, kasoobax.

Qeexid Xigta

Aqal shimbir.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buul oo kali ah:
  • Ciidamada Dowlada KMG ah ee Somalia oo ka baxay magalada Kismaayo ayaa waayadii ugu dambeeyay fariisimo ka dhigtay tuulada Buulo Gaduud oo 30 KM u jira magaalada Kismaayo.
  • Cawil Buulo oo ka tirsan Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Dawladaha Hoose ee Puntland ayaa waxa u sheegay in doorashadan ay si wanagsan oo dimuqraadiyad ah u dhacday doorashadu, dhamamaana dadku ay ku wada qanceen.