Qeexid

"Ciid jilicsan oo boor badan."

Qeexid Xigta

Dhir wax lagu daweeyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buuhood oo kali ah:
  • Waxaanu u xil-saarnay guddi isugu jirta reer Togdheer, Buuhoodle iyo reer Laascaanood.
  • S: Muxuu yahay mawqifkaaga ku aadan dagaalkii gaadmada ahaa ee maleeshiyada nabad-diidka ah ee Buuhoodle ay ku soo qaadeen ciidanka qaranka Somaliland?