Qeexid

"Tiro warqado ah, dhan isaga xiran, garbad leh oo suugaan amaa saynis ku qoranyahay."

Qeexid Xigta

Tiro warqado ah, dhan isaga xiran garbad leh oo aan wax ku qorneyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buug oo kali ah:
  • Major Swayne oo dhacdadan ku xusay buuggiisii Seventeen Trips Through Somaliland, waxa uu xaqiijiyay in reerka Isaxaaq uu ka tirsan yahay Habar Yonis ee beesha Garxajis.
  • Cilmiga Alkami iyo laanta xisaabta ee Aljebra waxaa ay reer galbeedka buugaagta ku qoraan in Carabta laga dhaxley.