Qeexid
Xoolo baad ka dhergid.
Qeexid Xigta
Cid caro ama kibir muujin.
[-leeyay, -laysay]
f.mg2Xoolo baad ka dhergid.
Cid caro ama kibir muujin.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Duufsi.
Qeexid Xigta: B. ku hay: ladnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xuddun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg buuflee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leyay, -laysay
Qeexid: Maro, ul iwm bul u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax neef ku shubid.
Qeexid Xigta: Neef maaddo ur leh ama sun ka sameysan meel ku siiddeyn.
Qeexid Kale: Hoore midab leh oo tuubbo si xoog leh uga baxayo meel ku rinjiyid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xuub yar cinjir ka samaysan, qaabab kala duwan leh, marka hawo laga buuxiyo kala baxa oo carruurtu ku ciyaarto. buufin2 m.f.dh eeg buufi. ld buufis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld buufin2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) Dugaagad dahab ama qalin ka samaysan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-yayaal, m.l/dh) (fiis.) Qalab tamar siiya dareere si uu uga dhaqaajiyo meel ama heer ilaa heer ama kor u qaado cadaadiska.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Qalab maqaar ka sameyn, bixiya neef badan, leh qaab laba sibraar oo hal af wadaaga, labada dacal ee kalena ku leh meelo gacanta lagu qabsado oo tumaaluhu dabka ay biraha ku farsameyaan ku qaxiyaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Bocool weyn ama dhuun dheer oo kolkii la afuufo dhawaaq dheer ka soo baxo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Nafley badan, hadal ama cod badan isku mar sameyn.
Qeexid Xigta: Dad ama xoolo badan meel isugu imaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: buur barafeed m.l.u (-yo, m.dh) Cuf baraf dhuleed oo ka sammaysmay dhammaadka baraf weyne ama baraf gogol. Buur baraftu waxay dul sabbaysaa badda.
m.l
Qeexid: Wax sida dhagax ciid iwm oo inta la is-dul-saaray dhulka ka yare kacsan.
Qeexid Xigta: Cuf dhul ah oo in door ah ka sarreeyo dhulalka ku wareegsan kana joog dheer gunbur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax sida ciid, dhagxaan iwm meel tuurid.
Qeexid Xigta: Afka b.: caro darteed la aamusid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Wax diisid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: B. ah: wax jilaysan.
Qeexid Xigta: ld buuxid. buux2 f.mg1 () Wax muggiisa ama qaadkiisu ku jiraan noqosho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (fiis.) Jabaq kasta oo dad dhiba; waxa lagu qiyaasaa iskeelka desibal oo u dhexeeya heerka maqalka ugu hooseeya (0dB) iyo heerka dhawaaqa maqalku xanuuniyo (130dB). Dhawaqyo maqalka qasa oo dhexgala liid rakaad ee marin sigaarsiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Rati raran didid.
Qeexid Xigta: Dayaarad, shimbir iwm duulid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Doon meel dhexaad ah oo qaadda afar boqol ilaa kun kintaal.
Qeexid Xigta: Kabaha waaweyn ee ay askartu qaadato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]