Qeexid

"Xuub yar cinjir ka samaysan, qaabab kala duwan leh, marka hawo laga buuxiyo kala baxa oo carruurtu ku ciyaarto. buufin2 m.f.dh eeg buufi. ld buufis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buufin oo kali ah:
  • Wakhtigaas aan warboobe dalkooda ka xayasan, weriyayaal xaqanaas, ayaa ka soo tebiyay in labada burtuur is guda galeen oo saacado dhawr ah isku buufinayeen, waxaan la garanayn.
  • Labadii Maalmood ee ugu dambeeyey ayaa lagu arkayey kooxo ka tirsan Dawlada hoose oo buufinaya goobaha ii sida weyn u fariistay Duqsiga.