Qeexid

"Wax neef ku shubid."

Qeexid Kale

Hoore midab leh oo tuubbo si xoog leh uga baxayo meel ku rinjiyid.

Qeexid Xigta

Neef maaddo ur leh ama sun ka sameysan meel ku siiddeyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buufi oo kali ah:
  • Haddii aa buufisid meesha aa taagan tahay oo ka carfaa, laakiin waxyar kadib wuu balaaranaa.
  • Waxa hubaal ah in Buufis uu bina'aadanka oo dhan haayo.