Qeexid

"Xuddun."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buuf oo kali ah:
  • Boqolkiiba toddobaatan iyo saddex baa gaalada is-buufis qabta, laakiin waa isuku garaabaan waana isdaaweeyaan ee dadka kulama meereystaan dhibtooda, dowladaha deriskana kuma wareeriyaan darajaan doonayaaya ee dalka iyo dadkiisaba hala ii xakameeyo.
  • Nakruuma, wuxuu sheegay in Cusbitaalka laga buufiyay Kaneecadda oo dhibaato ku haysay Bukaan-jiifka, waxaanu intaa ku ladhay in buufintaasi wax weyn ka tarayso faya-dhawrka guud ee Cusbitaalka.