Qeexid

Qaalin geel ah isbeddel abaahidoon ah oo xubinteeda taranka ka muuqata.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buudhi oo kali ah:
  • Mareykanka(USA) wuxuu leeyahay diimo aad ufaro badan waxaana ugu badan dadka heesto diinta Karishtaanka waxaana qaar ey heestaan diimaha kale sida Yahuuda ayaa labeeso Karishtaanka wexeyna sidoo kale heestaan Islaamka, Hinduuga iyo Buudhistaha..
  • Kooxaha gurmadka ee baadi-goobka ugu jira badaadinta dadka ku gubtay ayaa sheegay in dabka tareenka qabsaday uu ahaa mid aad u weyn, iyadoo buudhiga uu qabsaday dabku uu gebi ahaantiiba burburay.