Qeexid

"Doon meel dhexaad ah oo qaadda afar boqol ilaa kun kintaal."

Qeexid Xigta

Kabaha waaweyn ee ay askartu qaadato.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buud oo kali ah:
  • Kulan balaran oo ay maanta isugu yimadeen Beesha Wacbuudhan Abgal islamarkanay fadhiga dhigtay Beesha Matan Cabdule ayaa waxaa Maanta lagu qabtay Hotel Jamhuuriya ee Magaalada Muqdisho.
  • Mareykanka(USA) wuxuu leeyahay diimo aad ufaro badan waxaana ugu badan dadka heesto diinta Karishtaanka waxaana qaar ey heestaan diimaha kale sida Yahuuda ayaa labeeso Karishtaanka wexeyna sidoo kale heestaan Islaamka, Hinduuga iyo Buudhistaha..