Qeexid

"Rati la rarto oo rar diid ah; layli aan weli rar baran."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buubaal oo kali ah:
  • Cidi kuuma jeeddee hays fashilinin ilayn buubaal biyo uurkiisa ku jira ayuu ka didaaye.
  • Cidi kuuma jeeddee hays fashilinin ilayn buubaal biyo uurkiisa ku jira ayuu ka didaaye.