Qeexid

"Geed-nagaar faalala leh laamo jiljilicsan, caleemo yar oo macaan oo la cuno."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buto oo kali ah:
  • Musharax Cabdi Xaaji Yusuf oo halkasi ka hadlay aya isna la dardarmay dadweynaha tuuladaas isagoo sheegay in hadii la doorto uu wax badan ka qaban doono baahida tuulada Budunbuto.
  • Mabuto waxa ay ku taalaa dhanka galbeed ee qooriga looyaqaano (Mabuto).