Qeexid

Dareere meel ay ku jireen ka daadin.

Qeexid Xigta

Biyo fataahin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga butaaci oo kali ah:
  • “Anigu Ma Samaynayo Sicir-Barar Iyo Wasiir-Barar, Dalkana Lacag Ku Butaacin Maayo", Axmad Siilaanyo oo ka hadlayay kheyriyadda Burco.
  • “Anigu Ma Samaynayo Sicir-Barar Iyo Wasiir-Barar, Dalkana Lacag Ku Butaacin Maayo", Axmad Siilaanyo oo ka hadlayay kheyriyadda Burco.