Qeexid

"Dareere meel uu ku jiray hal mar si xoog leh uga soo daadasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga butaac oo kali ah:
  • “Anigu Ma Samaynayo Sicir-Barar Iyo Wasiir-Barar, Dalkana Lacag Ku Butaacin Maayo", Axmad Siilaanyo oo ka hadlayay kheyriyadda Burco.
  • Mashruuca biyo-gelinta ee Boorama Boorama (Haatuf): Biyaha ayaa butaacay qasabado biyood oo magaalada Booaram la geliyay oo ka mid ah hawsha mashruuca biyo-gelinta ee Boorama oo si tijaabo ah biyaha loogu furay horraantii toddobaadkan.