Qeexid

"(-tayaal, m.l/dh) Go' weyn oo dhogor jilicsan ka samaysan oo la huwado, sariirtana la saarto; kubbeerto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buste oo kali ah:
  • - Waana la oggol yahay inuu u tukado xaggeeda ul dhulka ku dhaggan ama wax la mid ah, geed xaggiisa ama tiir iyo xaaskiisa xaggeeda taasoo ku jiifta sariirta oo ku hoos jirta busteheeda iyo xoolaha gaadiidka u ah xaggooda haba ahaadee geel.
  • Wax la isaga dhigaa ma jirto, dabkii yaraa isaga mar horuu bakhtiiyay, iyagiina xabbad Buste ah oo ay siteen ayay hoos galeen illayn buste qoyay ayaa ugu daran.