Qeexid

"(-nno, m.dh) Beer yar oo geed mirood ka baxa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bustaan oo kali ah:
  • Akhristayaal Barnaamijkeenan Bustaanka Fanka waxaanu toddobaadkan idiinku soo qaadaynaa Saddex Maanso oo laba ka mid ah loo tiriyay Arooskii Abwaan Gaariye ee dhawaan ka dhacay Magaalada Hargeysa.
  • Akhristayaal Barnaamijkeenan Bustaanka Fanka waxaanu toddobaadkan idiinku soo qaadaynaa Saddex Maanso oo laba ka mid ah loo tiriyay Arooskii Abwaan Ga..