Qeexid

(-iyo, m.dh) Gaadiid laba lugoodle ah oo lugta lagu socdsiiyo; baaskiil. ld bushkaleeti.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bushkuleeti oo kali ah:
  • Kate Leming ayaa saakey 12.08.2010 socodkeedii fuulista bushkuleetiga dib uga bilowdey xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garowe iyadoo halkaas uu ku sii sagootiyey Madaxweynaha Puntland Mud.
  • Kate Leming ayaa saakey 12.08.2010 socodkeedii fuulista bushkuleetiga dib uga bilowdey xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garowe iyadoo halkaas uu ku sii sagootiyey Madaxweynaha Puntland Mud.