Qeexid
ld burshintuurid.
ld burshintuurid.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld burshintuur2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld burshintuurid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xarig yar oo lagu dhuujiyo faruurta kore ee geela si uu socodka u dheereeyo.
Qeexid Xigta: ld burshintuurid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Jeexa faruurta kore ee geela xarig yar ku dhuujin si uu socodka u dheereeyo. ld bushintuur2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid Xigta: ld burshin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld burshintuur1, bushintuur1, bushintuurid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cudur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: bushi awaal m.l Saadaal cudur.
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid shaki ku beerid.
Qeexid Xigta: Cid cudur ku ridid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Burar yaryar oo is haysta yeelasho (soor).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Marka soorta la karinayo burarka yaryar oo ay yeelato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax sida ciid, dhagxaan iwm meel tuurid.
Qeexid Xigta: Afka b.: caro darteed la aamusid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax sida dhagax ciid iwm oo inta la is-dul-saaray dhulka ka yare kacsan.
Qeexid Xigta: Cuf dhul ah oo in door ah ka sarreeyo dhulalka ku wareegsan kana joog dheer gunbur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: buur barafeed m.l.u (-yo, m.dh) Cuf baraf dhuleed oo ka sammaysmay dhammaadka baraf weyne ama baraf gogol. Buur baraftu waxay dul sabbaysaa badda.
m.l.u
Qeexid: Miro timireed oo heerkii bislaanshada gelaya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Quwaax meseggo oo aan lahayn dhacaan badan oo laga mashiiqsado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld bishaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld bishaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Gaadiid laba lugoodle ah oo lugta lagu socdsiiyo; baaskiil. ld bushkaleeti.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld buskuleeti.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]