Qeexid

"ld bishaaro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bushaaro oo kali ah:
  • Wasiirku waxa uu intaas ku daray in dalka Jarmalka ay ku galeen Baasaboorka cusub ee Somaliland samaysatay, taas oo bushaaro weyn u ahayd dadkii shirkaa ka qayb-galay.
  • Sidii uu iskula guuxayey ayuu geelle u galay oo yidhi “bushaaro, bushaaro” “ bilkhayre, maxaad maanta ii sidaa?” ayuu wacays oo kursiga ka sara kacay oo aan war kale naawilayni ku yidhi.