Qeexid

"Nolol gaajo, arrad iwm leh. ld busaaro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga busaarad oo kali ah:
  • Markuu arko mid busaarad sanaa oo sabool ahaa oo laga dhigay Mayor iyo wax la mid ah oo 3 bilood kaddibna 2 guri dhistay sow inuu markaa cashuurta diido maaha?
  • Waxaana maalmahanba aloosnaa xaalad dhaqaale oo qasaawe-salan gelisay hab nololeedkii dhaqan/dhaqaale ee bulshada, oo markiisii horeba ahaa mid raaf-dilaacsan oo basaas iyo busaarad dugsanayay.