Qeexid

"Nasiib wacan."

Qeexid Xigta

ld burji. ld burad, buruuji.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buruud oo kali ah:
  • Waa Qoys qof kasta oo ka mid ah; rag iyo dumarba; uu Alle ku galladay oo hibo u siiyey af-tahannimo ku aroorta afka iyo suugaanta soomaalida, gaar ahaan Qoysku waxa ka kaca gabyaa badan oo yeesha inta badan buruud iyo haybad Ilaahi ah.
  • Hadday wada P.M tahay buruud kiciyaa dul yaal, waxay bohol jiidhayaan libaax bulbullaa ku jira, in baal sidataa dahsoon, in baabbacalaa digtoon, dhashii Beder baa xidhxidhan biddena camalkiis u daa.