Qeexid
eeg burunjiyee.
eeg burunjiyee.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
f.mg2
Labdhedig: -yeeyay, -yeysay
Qeexid: Cabsi, gabow, qandho iwm la gariirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Hilibka intiisa jiirka ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Cad yar oo is-haysta oo ciid, sonkor iwm ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg biyee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg buree. ld burareyn, burareys, bureys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Geedgaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban gudguduudan iyo caleemo yaryar oo geelu aad u jecelyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld bureyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Bari dhirta qaarkeed dhanka hoose ka bixiso, adag, kuuskuusan oo la cuno.
Qeexid Xigta: Miro, sida qaraha, babbayga iwm inta jilicsan oo la cuno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dareen qofka ku dhasha marka uu la kulmo wax shucuurtiisa kiciyo oo ka lumiyo is-hanashada; jidbo.
Qeexid Xigta: ld burbur 1.
Qeexid Kale: ld bururid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Qof, wax shucurtiisa kiciya la kulmay, is-hanasho ka lumid; jidbood.
Qeexid Xigta: ld burbur2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dheeraad.
Qeexid Xigta: ld buraash 1 (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nasiib wacan.
Qeexid Xigta: ld burji. ld burad, buruuji.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof bururay ka dhigid.
Qeexid Xigta: ld burburi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld buruud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld burburso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid Xigta: ld burur1; burburid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: eeg bururi. ld Bururis; burburin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld burburin; bururin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax bururay ahaansho.
Qeexid Xigta: ld burbursan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld burbursasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]