Qeexid

Marka soorta la karinayo burarka yaryar oo ay yeelato.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga burtuur oo kali ah:
  • Wakhtigaas aan warboobe dalkooda ka xayasan, weriyayaal xaqanaas, ayaa ka soo tebiyay in labada burtuur is guda galeen oo saacado dhawr ah isku buufinayeen, waxaan la garanayn.