Qeexid

Sed dheeraad ah oo laga qaato wax la qaybsanayo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bursiino oo kali ah:
  • Shalay reerkayagu guur, Haaweyee, guuryoo galbeed qabay haawiyee (jiifto lagu daray erey bursiino) Gorayadaa geel baa la moodaa, waa runtaayoo waa la moodaa.
  • Shalay reerkayagu guur, Haaweyee, guuryoo galbeed qabay haawiyee (jiifto lagu daray erey bursiino) Gorayadaa geel baa la moodaa, waa runtaayoo waa la moodaa.