Qeexid

"ld burqasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga burqad oo kali ah:
  • Waxaa kaloon ahay af hibo u leh oo ay iga soo burqadaan maanso murti iyo madadaallo leh—ama mid Alle-bari iyo sama-doon ah—lagana meeriyo oo looga damaashaado gole nabadeyn, ama xaflad arooseed, ama fagaaro caleemo-saarid, ama dabbaaldeg qaraneed.
  • Waxaa ka mid ahaa ka qayb galayasha halkaana ka khudbadeeyey madaxada urarada reer Somaliland ee ku sugan Magaaladan iyo waayeel kale oo taarikhda ka sakow qaarkood murti iyo sugaan burqadeen.