Qeexid

(-do, m.l) Digsi yar oo hal qof wax loogu kariyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga burmad oo kali ah:
  • Burmadow oo si gooni ah farta ugu fiiqa qaar ka tirsan beelaha Somalida ayaa Issimada Puntland ku eedeeyay In ay col ururinayaan isaga oo Suldaan Siciid Maxamad Garase ku eedeeyay in uusan daacad ka aheyn baaqaas.