Qeexid
(-nyo, m.dh) Bur la qasaayo inta kuuskuusanta oo aan qasmin.
(-nyo, m.dh) Bur la qasaayo inta kuuskuusanta oo aan qasmin.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: (-qmay, -qantay; -qmi) Wax wada furan noqosho (albaab, dariishad iwm). ballaqan2 f.mg4 Wax wada furan ahaansho (albaab, dariishad iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Nin dhalinyaro ah oo qas badan noqosho.
Qeexid Xigta: Da' yaraan ku dhimasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nin dhalinyaro ah oo qas badan.
Qeexid Xigta: Geerida ku timaad qof dhalinyaro ah.
Qeexid Kale: Shaah ama kafee lagu daray cabbitaan kale oo adag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nin caro dhaw, dagaal badan oo aan uurkuqaad lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Buur xeebta ku taal oo biyaha baddu ku simaan, kana gaddoomaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (dii.) Awood qarsoon, dhib iyo dheefba leh oo la rumaysan yahay in dad gaar ah Eebbe siiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-xyo, m.dh) Cad soor ah oo la mariyo looxa qur'aanka inta aan wax lagu qorin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Weyso gadmid.
Qeexid Xigta: Dheri dhooba ah kala jabid.
Qeexid Kale: Xeer jiray baabbi'id. 4. Markhaati beenoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Budo cad oo rootiga, malawaxa iwm laga samaysto.
Qeexid Xigta: Taag ciid.
Qeexid Kale: Cad yar (ciid, soor, sonkor iwm). 4. Hal geed oo caws ah oo bahalladda yaryar galaan. 5. Abur; xoor.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Burladduul ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]