Qeexid

(-iyiin, m.dh) Qof maalqabeen ah oo shaqaalaha u shaqeeya aan siin wax u dhigma waxsoosaarkooda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga burjiwaasi oo kali ah:
  • Sidaa darteed kacaamadii dalalkaa ka dhashay burjiwaasiyiintii inta ay qabqabteen ayey xidh-xidheen, isla markaana waxay u saareen guddiyo arimahooda soo baadha, guddiyadaasina inta ay xaakimeen ayey gam ka siiyeen.