Qeexid

"Heybad cidi leedahay oo dadka qaarkiis kaga baqaan ama ku xurmeeyaan. ld buruud."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga burji oo kali ah:
  • Burjina Adigaa ku sugan awoodaha baaca dheer.
  • Sidoo kale burjiga miisaanka ayaa isagu saaxiibo cusub samaysanaya, waxaana dhici karta inuu hayad cusub ka mid noqdo.